Dhammaystirka wejiga labaad ee Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo la daah-furay (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad Puntland  Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah daahfuray dhammaystirka wejiga labaad ee dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso. Garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ayaa lagu soo kordhiyay dhismayaal muhiim ah iyo shaqooyin kale oo u baahnaa, waxaana garoonka oo markii hore loo dhisay hab casri ah lagu kordhiyay dhisamayaal kale oo … Continue reading Dhammaystirka wejiga labaad ee Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo la daah-furay (Sawirro)